22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Iskuduwayaasha gobolka Awdal oo warbixin siiyay gudiga hantida oo uga timi Hargeysa

Iskuduwayaasha gobolka AWdal ayaa warbixin siiyay gudiga hantida oo ka timi Hargeysa. Iskuduwayaasha ayaa ka hadlay baahiyaha jira iyo sidii wax loo qaban lahaa. Kulankan ayaa u ekaa mid waqti lumisa oo midna kan kale aanu caawin Karin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM