07/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG warbixin ku saabsan maxaabiistii lagala baxay jeelka Laascaanood iyo mid la dilay

Sidaad ku maqasheen wararkayagii aan shalay sii daynay waxa Laascaanood ka dhacay dagaal dhexmaray dadka deegaanka iyo maleeshiyo taabacsan maamulka Siilaanyo. Dagaalka kadib waxa maxaabiis lagala baxay jeelka Laascaanood halkaas oo lagu dilay askari ka tirsan maamulka Somaliland.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM