November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Gudoomiyaha USP Qorsheel oo soo dhaweyn loo sameeyay iyo sanduuqa Ingiriiska muddo ayuu furnaa

Gudoomiyaha ururka USP ee Woqooyiga Somaliya Siciid Axmed Qorsheel ayaa xaflad soo dhaweyna oo loo sameeyay kaga hadlay doorashadii xisbiga iyo halka ay wax marayaan. Qorsheel ayaa waxa ku xiga nin reer Awdala. Wuxuu ka hadlay sanduuq Ingiriisku sameeyay iyo arimo kale.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM