November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wariye Cabdulmalik Coldoon oo talo wanaagsan faray Somalida is caayaysa iyo erayo uu ka carooday

Wariye Cabdulmalik Coldoon ayaa talo wanaagsan u direy Somalida iska caayaysa baraha bulshada siiba xilliyadii ay xirnaayeen fanaaniinta xidigaha. Wariye cabdimaalik muuse colddoon oo kamid ah wariyaasha gobolka togdheer islamarkaana ah jilayaasha sameeya riwaayadaha ayaa diirka ka qaaday runta iyo in soomaali soomaali tahay oo aanay qabyaalada ragaadisay. Cabdulmaalik ayaa ka carooday erayada y isticmaalaan gooni goosatada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM