November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Qolooyinkan ku suuxsan in ay goosteen waxaan leehay abidkiin halkaas ayaad joogeysaan: Cali Faarax Cabdullaahi

Siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi oo waraysi bixiyay ayaa sheegay in qolooyinkan ku suuxsan in ay yihiin jamhuuriyad waa maynoorati marka Somaliland la yiraa waxaanad ogtahay in gobolada intooda badan ayna shaqo ku lahayn goosashada. Siyaasi Cali Faarax ayaa taabtey fanaaniintii la xiray sheegayna in kuwii falkaa ku kacay la soo taago maxkamad.





ARAABINEWS.COM