22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ciyaartoyda gobolka Gabiley oo ka mida gobolada ku ciyaaraya Boorama oo lagu soo dhaweeyay Boorama

Waxa manta soo gaaray magalada Boorama ciyaartoyda gobolka Gabiley oo ka mid ah gobolada ku ciyaari doona Boorama ciyaaraha gobolada. Waxa goobta ka hadlay Ramaax oo ka hadlay muhiimada ciyaaraha xilli Boorama ay aad uga dib dhacday is diyaarinta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM