November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wasiirka warfaafinta oo ka hadlay sii daynta wariyeyasha Universal tv isagoo u muuqda in aanu raali ka ahayn

Wasiirka warfaafinta dawlada dhexe ayaa ka hadlay sii daynta wariyeyaasha Universaltv isagoo laga dheehan karo hadalkiisa mid aanu raali ka ahayn in markii horeba la xiro. Labada wariye oo daacad u ah Xasan Sheekh ayaa waraystay xildhibaano mucaarad ku ah inta badan ka hadlay waxyaabo jira laakiin sida ay dhigeen ay qaldanayd.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM