November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Nin Hindi ah oo dhisay gaadhiga ugu dheer aduunyada oo laga matalay gaadhi hore u jiray

Nin Hindi ah oo bakhaar ku leh magaalada Haydarabaad aya dhisay gaadhiga ugu dheer aduunyada oo laga matalay gaadhi hore u jiray. Gaadhigan oo u eg gawaadhida lagu baratamo ayaa mid TAAGAN oo aan dhaqaaqayn looguna talogalay in uu galo buuga reer Yurub isticmaalaan ee loo yaqaan Jiines (Guinness record) oo ah bug ururiya waxyaabaha cajiibka ah ee dadyowga aduunka.

Ninkan Hindiga ah ayaa sheegay in uu rabo in lagu qoro buugaas isla markaana gaadhigan noqdo kan ugu dheer aduunka.

_85955068_60497f77-616c-4404-ba2b-e0caf29afd56[1] _85955070_cd28e72a-707a-4365-ae7d-1097c2bce871[1]

ARAABINEWS.COM