Anigoo ah Axmed Bile Kaahiye iyo marwadeyda koowaad waxaan tacsi u diraynaa Malyuun Faarax Sheekh Xasan geerida naxdinta leh ee ku timi rabi naxariistiisa haka waraabshee Axmed Abraar Nuur ku magacdheeree Axmed Dhegjar oo ku geeriyooday Boorama. Waxaan rabi uga baryaynaa in uu janadiisa fardowsa ka waraabiyo eheladii uu ka baxayna Samir iyo imaan.
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay