20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waxa Boorama ka socda waa Kalshaale 2 iyo Ramaax looma soo gurman wayna dili gaareen; Xisbiga Wadani

Qaar ka tirsanXisbiga C/raxmaan Ciro ee Wadani ayaa ka dhacday dhacdadii lagu khaarajin rabey Ramaax sheegayna in Boorama ku socoto Kalshaale 2. Kalshaale ayaa dagaal qaraar ku dhexmareen Khaatumo iyo Somaliland. Waxay kaloo qirteen in badhasaabka aan loo soo gurman oo ay dili gaareen taliska booliskuna u jiray inyar.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM