November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

ARAG waraysi adag oo lala yeeshay Suldaan Wabar iyo marnaba ma tanaasulayo

Waraysi aad u kulul ayaa lala yeeshay hogaamiyaha kacdoonka Adal ee AARA Suldaan Wabar kaasoo uu ku sheegay in aanu marnaba ka tanaasulayn qadiyada uu wado. Waxaa wax laga waydiiyay in dadkan dhimanaya uu isagu ka masuulyahay wuxuuna ku jawaabay in dadkan isaga kahor la dilayay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM