Hargeysa 03 Jan 2015-Fanaanka weyn ee Maxamed Axmed Kuluc ayaa war beena laga soo sheegay iyadoo warka laysla dhexmarayay goobaha baraha bulshada iyo qaar ka mida shabakadaha ay ahaayeen in uu geeriyooday. Fanaanka ayaa la sheegayaa in walaalkii uu geeriyooday Hargeysa iyadoo Kuluc laftiisa uu ku sugan yahay Hargeysa.
Waxaan fursadan uga faaiideysanay in aan fanaanka u dirno tacsi geerida ku timi walaalkii C/llaahi Axmed Kuluc. Fanaan Maxamed Axmed Kuluc ayaa ka mururgeysan geerida ku timi walaalkii.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay