23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qaar ka tirsan xisbiga Wadani oo la kulmay Saylici oo ka aamusan xasuuqa ka dhacaya Borama

Qaar ka tirsan xisbiga C/raxmaan Ciro ee Wadani ayaa Hargeysa kula kulmay madaxweyne ku xigeenka Saylici oo ka aamusan xasuuqa ka dhacaya Boorama oo uu taageero ka sugayo. Axmed Muumin oo u hadlay xisbiga ayaa sheegay in isagu kla hadlay dilkii Bootrama halka kuwa kalena kala hadleen Berbera iyo Sanaag.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM