November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi muxuu ka yiri xasuuqii ciidanka Siilaanyo u gaystay dhalinta reer Awdal

Wixii na gumaada ha ogaadaan in aanaan gacmaha ka laabanayn..Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa taabtey xasuuqii ka dhacay Boorama ee askarta Siilaanyo gaysteen..wuxuu balan ku qaaday in dadka gumaadaya shacabka reer Awdal ay iyaguna gumaadi doonaan. Way ogaayeen wixii ka qabsaday Diri waanan u aargudeynaa dhalinta la xasuuqay.

ARAABINEWS.COM