November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xildhibaan ka digey wadahadalo Turkiga loo tagey oo looga hadlayo hawada Somaliya yaase halkaa tagey

Xildhibaan ka digey wadahadal la sheegay in uu u dhexeeyo maamul ka mida maamulada Somaliya iyo dawlada Xasan Sheekh oo wadahadalkaas loo tagey Turkiga. Xildhibaanka ayaa ka digey in la dadka been loogu sheego dhagax dhig laga sameeyay Xamar iyo Hargeysa laga dhigayo. Sida wararku sheegayaan waxa Turkiga tagey wasiiro ka tiraan maamulka Somaliland iyo wasiir matalaya Xasan Sheekh.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM