November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Gobolka Awdal waxay noqonaysaa in la keeno ciidanka Amisom waa dood ku saabsan xasuuqii ka dhacay Boorama

Dood u Kalsantv soo diyaariyay laguma casuumad qoraa Axmedwelli Sh Cumar Good ayaa lagu lafagurey xasuuqii ciidanka Siilaanyo ka gaystey Boorama kadib markii laba dhalinyaro oo aan waxba galabsan ay dileen. Axmedwelli ayaa qaba haddii Siilaanyo sii wado xasuuqa in ay dhacayso in gobolka la keeno ciidamada Amisom oo hadaba ku hareeraysan.

Maxamed Yuusuf

ARAABNEWS.COM