23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siilaanyo oo markale waraaq ka akhriyay socdaalkiisii iyo dhegaha oo loo sheegay jawaabta suaal la waydiiyay

Madaxweynaha Somaliland ayaa ka soo laabtey Ingiriiska halkaas oo xaalad caafimaad uu u tagay. Siilaanyo ayaa saxaafada u akhriyay waraaq hore loogu soo qorey oo uu kaga hadlay socodkii u ktagey Ireland. Suaal ku saabsanayd in uu yahay musharax ayaa dhegta loogu sheegay in uu yiraa wali lama gaarin.

Hoos ka arag sida Maxamed Biixi uu dhegta ugu sheegayo

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM