23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxa Isbitaal Xayaad Boorama Dr Maxamed Dirir oo u waramay telefishanka SBC iyo hawsha isbitaalka

Madaxa isbitaalka Xayaad ee Boorama Dr Maxamed Xasan Dirir ayaa u waramay telefishanka SBC kana waramay horumarka laga sameeyay dhinaca u adeega bulshada. Dr Maxamed Dirir ayaa si faahfaasan uga waramay hawsha isbitaalku u hayo iyo dhaqaatiirta caalamiga ah ee u shaqeeya isbitaalka iyo in ay jiraan hawlo tabaruca oo isbitaalku qabto.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM