Fowdada ku wareegsan madaxda Somalida iyo sida aan looga xishoon waxaad ka garataa ama aad arki kartaa xilliyada ay dibeda u soo baxaan. Waxa si qunyara u burbura baratakoolka maadaama dadka u yimi iyo kuwo ka wareegsan ay midna wax ka aqoon dawladnimada iyo is maqalka. Waxa dhacda in taasi ayna kala xishoon martida markaasi la joogta. ARAG muuqaalka hoose oo aad ka naxayso aamusada ka dhacayso.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay