23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faysal Waraabe oo jawaab ka bixiyay hadalo uu ku durey reer Awdal iyo dhalinyar ka jawaabtey

Faysal Waraabe oo jecel in uu weeraro beelaha darifyada ee daacada u ah Somaliland ayaa hadal uu ku durey reer Awdal ay dhalinyaro ka jawaabtey wuxuuse hadda sheegayaa in uu dhowr jeer dadaal u galay dad la xiray in la sii daayay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM