18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Hadda waxaan ka shaqaynaynaa in aanay naga burburin maamulkii Somaliland ee aan dhisanay: CUKUSE

Iscasilaada halka jufo ee ka tirsan beesha dhexe ayaa walwal xoogan ku abuurtey isla beesha in ay keento in uu maamulkoodii sidaa ku burburo. Cukuse oo saxaafada la hadlayay ayaa sheegay in uu hadda xooga saarayo in aanu burburin maamulkii ay dhisteen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM