Fanaaniinta Nakruuma iyo Safiya Tusmo ayaa wacdaro ka dhigey ruwaayad dhaqameed lagu dhigey Minnesota, Maraykanka halkaas oo ay ka soo qaybgaleen dadweyne aad u farabadan oo u heelan in ay maqlaan dhaqankooda iyo ruwaayado ay ugu dambeysay muddo. Somalida Maraykanka ayaa ah kuwo dalkooda aad u jecel.
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay