Raiisal wasaaraha Masar ayaa cadeeyay in diyaaradii Ruushka ahayd ee ka kacday Shaamal shaykh ay ku burburtey Saxaraha Siinaay. Diyaaradan ayaa la aaminsan yahay in dadka saarnaa ay u badnaayeen Ruushka. Dawlada Ruushka ayaa sheegtay in diyaaradu ay la soo xiriiri wayday madaarka Qubrus.
Tirada dadka u badan ee saarnaa diyaaradan ayaa hadda la sheegay in ay tahay 217 oo la sheegayo in ay u badnaayeen Ruush.
Waxa hadda la sugayaa in la helo goobta iyo sawiro laga soo qaado inkastoo wali aan la xaqiijin Karin in dhamaan dadkii dhinteen.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay