November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Shirkii Samaroon ee dooxada Geb waa sidiisii kaliya waxaan ku jirnaa is diyaarintii: Maxamed Obsiiye+MUUQAAL

WP_20150106_007Boorama 06 Jan 2014–Gudoomiyaha gudiga qabanqaabada shirka Samaroon ee dooxada Geb ee ka tirsan Lughaya Maxamed C/llaahi Obsiiye ayaa shir jaraaid qabtey sheegayna in shirku caadi yahay kaliya is diyaarintu socoto oo aan lagu kala tagin meesha sida dadka qaar sheegayaan. Shirkan ayaan wali la xaqiijin ajendaha hor yaala.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS