Somalida Maraykanka ayaa aad uga xumaaday xasuuqii argagixisada shabaab ku qaadeen huteel Saxafi halkaas oo ay xilli salaadii subax isku qarxiyeen kuna xasuuqeen ilaa 15 qof oo ay ku jiraan rag cadowga u babac dhigey iyo kuwo shaqo abuur u sameeyay dadkooda baahan. Hibo Maxamed ayaa tix ka tirisey kana ilmeysay una duceysay caruurta argagixisadu ku adeegato ee janada beenta ah u sheegeen.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay