24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wax ka daawo hadalkii Xaglatoosiye oo muuqaala oo uu sheegay in uu dib isugu noqon doono

Xaglatoosiye oo la filayay in uu helo musharaxnimada madaxweyne ku xigeenka xisbiga lagu muransan yahay ee Siilaanyo ayaa sheegay in hankiisu wali joogo..waxa dhinaca kale uu sheegay in uu gadaal ka soo sheegi doono waxa uu damacsan yahay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM