24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Kuwa xisbiga Kulmiye ka maqan ee si xigaala iigu tudhey waxaan ugu tagayaa gurigooda: Muuse Biixi

Muuse Biixi oo loo doortey gudoomiye xisbiga Kulmiye ayaa sheegay in uu gurigooda ugu tagi doono kuwa Xisbiga ka maqan ee garabka Samaale. Muuse Biixi ayaan jirin cid la tartantey waxana ku aamuusiiyay kursiga Siilaanyo oo isagu hawlgab noqdey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM