Qaar ka tirsan siyaasiyiinta iyo shacabka Boorama ayaa taageeray doorashada garabka Siilaanyo oo ay ku soo baxeen Muuse Biixi oo aan lala tartamin iyo Saylici oo ka caraysiiyay Xaglatoosiye. Ma sheegin sababta ay ku taageereen iyagoo qaarkood ku qaldayaan in Saylici yahay mustaqbalka madaxweynaha halka qaar ka tacsiiyeeyeen ka maqnaanshaha garabka Samaale.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay