November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Shirkii lagu doortey Muuse Biixi wuxuu ahaa xaaraan waad arkayseen in Xaglatoosiye looga shubtey: musharaxiin hadashay

Garabka xisbiga Kulmiye ee isbahaysiga ayaa hadlay markii ugu horeysay sheegayna in ay tahay xaaraan wixii ka dhacay gobtaas..Muuse Biixi qabyaalad ayuu la yimi wuxuuna nagu sheegay rag XIGAALA ah oo u tudhey laakin anagu waxaan aaminsanahay dimoqraadi ayuu yiri Maxamed Biixi.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM