23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Degmada Boon ee gobolka Awdal oo taageereyaasha Saylici iyo Muuse Biixi isku soo bax ka dhigeen

Isku soo bax si weyn loo soo abaabuley ayaa degmada Boon ee gobolka Awdal waxa isugu yimi taageerayaasha Saylici iyo Muuse Biixi oo doorasho lagu muransan yahay lagu doortey daraad. Waxay amaan dusha uga tureen Axmed Siilaanyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM