November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Maayerka Boorama ayaa kormeeray dugsiyo dayactir u baahan iyo goobo xanaano

Maayerka Boorama ayaa soo kormeeray goobo waxbarasho oo dayactir u baahan oo ku yaal magaalo cad iyo Boorama. Goob caafimaad ayaa iyada la dhagax dhigey. Maayerka oo ay u weheliyaan waaxyada caafimaadka iyo waxbarashada ayaa sidoo kale booqdey xarun caafimaad oo dhamaatey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM