Hargeysa 09 Jan 2015–Sheekh Aadan Siiro oo ka mida sheekhyada Hargeysa aaminsana mabda,a akhwaanka Masar ayaa khudbadii maanta uu kula hadlay reer Hargeysa ku calaacalay in la ilaaliyo gooni goosadka. Wuxuu dhinaca kale diiday hogaanka Maxamed Mursi ee Masar kuna tilmaamay mid ayna raali ka ahayn haduu Somali isku keenayo Itoobiyana weerar lagu qaadayo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay