November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Shirka wasiirada arimaha dibedda oo ka furmaya Muqdisho iyo kan Jabuuti oo ka degay Muqdisho

Jabuuti-170x114[1]Muqdisho 09 Jan 2015–Shirka wasiirada arimaha dibedda ee Igad ayaa ka furmaya Muqdisho iyo wasiirka arimaha dibedda Jabuuti oo ka degay Muqdisho. Waa shirkii ugu horeeyay ee noociisa ah oo lagu qabto Muqdisho intii laga xoreeyay argagixisada shabaab.

Shirkan ayaa looga hadli doonaa argagixisada shabaab iyo arimaha waaweyn ee gobolka. Wufuuda ayaa intooda badan soo degi doona manta iyadoo la filayo in Xasan Sheekh casuumo.

Shirkan ayaa lagu qaban doonaa huteel u dhow madaxtooyada Somaliya laguna magacaabo SYL.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS