November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xisbiga Kulmiye garabka isbahaysiga ayaa shir ku yeeshay Hargeysa la sheegayo in uu soconayo

Isbahaysiga xisbiga Kulmiye ee laga maroorsaday musharaxnimada ayaa kulan ku yeeshay Harheysa halkaas oo la sheegayo in ay qodobo ka soo saari doonaan talaabada xigta ee ay qaadi doonaan. Kulankan ayay saxaafadu dibedda ka ahayd.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM