07/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Bahda Araabinews oo tacsi u diraya ehelada iyo qaraabadii uu ka baxay Axmed Xasan Cawke

Dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan ehelada iyo qaraabada uu ka baxay wariye Axmed Xasan Cawke oo ku geeriyooday Xalay caasimada ismaamulka Somalida Itoobiya ee Jigjiga. Waxaan marxuunka EEBE uga baryaynaa in uu janadii fardowsa ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.

ARAABINEWS.COM