12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dib u jaleec war Allaa yarxamu Axmed Xasan Cawke ka jeediyay radiyihii qaranka ee Radiyo Muqdisho oo ka hadlaysay culimada

Allaha u naxariiste waxa xalay geeriyooday wariyihii ruug cadaaga ahaa ee cariga Somalida sida weyn looga yaqaanay Axmed Xasam Cawke. Hadaba Cawke ayaa lagu yaqaanay cod aad u macaan wuxuuna ku darsaday ka qoslinta iyo xushmad iyo qadarin uu u hayay dadkiisa iyo dalkiisa.

Aan dib u jaleecno war uu akhriyay 1988 oo ka hadlaysay doorka culimada oo uu markaasi jaalle Siyaad AUN la dardaamayay si ay uga hortagaan kuwa sida u faafiya diinteena.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM