Allaha u naxariistee waxa degmada Wajaale oo ka tirsan Gabiley si balaaran loogu aasay wariyihii Axmed Xasan Cawke oo xalay ku geeriyooday Jigjiga. Aaska marxuunka ayaa waxa ka soo muuqday asxaab ay ka mid yihiin Siciid Cali Muuse, fanaanka Cumar Shooli iyo dadweyne nooc kasta isugu jira oo ducada u maray in marxuunka rabi janadiisa ka waraabiyo.
Click ku sii sawirada si sawirku kuugu waynaado
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
![11988764_1061646457189230_888980845915936855_n[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/11/11988764_1061646457189230_888980845915936855_n1-300x169.jpg)
![12208522_1061649817188894_1551702377381329660_n[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/11/12208522_1061649817188894_1551702377381329660_n1-300x169.jpg)
![12219583_1061649747188901_5654166254161784403_n[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/11/12219583_1061649747188901_5654166254161784403_n1-300x169.jpg)
![12240126_1061646267189249_7154519363037942818_n[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/11/12240126_1061646267189249_7154519363037942818_n1-300x169.jpg)
![12243152_1061646420522567_3103291586536449278_n[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/11/12243152_1061646420522567_3103291586536449278_n1-300x169.jpg)
![12246708_1061649920522217_3601060854744088989_n[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/11/12246708_1061649920522217_3601060854744088989_n1-300x169.jpg)
![12250114_1061646477189228_1390765362922049954_n[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/11/12250114_1061646477189228_1390765362922049954_n1-300x169.jpg)
![12274472_1061646580522551_5650480343905688410_n[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/11/12274472_1061646580522551_5650480343905688410_n1-300x169.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay