Wasiirka duulista Somaliland ayaa Boorama u tagey in uu soo indha indheey garoonka uu burburiyay ina Ibrahim Cigaal sanadihii SNM maamulysay magaalada m,arkii uu amray in diyaaraduhu ka soo degaan Hargeysa. Wasiir Cadaani ayaa reer Boorama u sheegay in uu dayrka dhisayo iyo garoonkaba.
Dadka badankiisa ayaa qaba in garoonku yaalo magaalada dhexdeeda una baahan yahay in la helo meel magaalada ka fog midkana loo celiyo dadka jagooyinka ku leh inkastoo barxadu ay ahayd meel dan guud.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay