November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Talada maamulka Somaliland cid gaara uma xirna: Suldaan Xiirey oo soo dhaweeyay in oday dhaqameedyada wada hadlaan

Afhayeenka salaadiinta Somaliland (Woqooyi galbeed iyo Togdheer) ayaa taageeray fikir ka yimi Turkiga oo sheegaya in wadahadaladii la oran jiray Somaliya iyo Somaliland loo bedelo mid dhaqan oo madax dhaqameedku wada hadlaan. Suldaan Xiireey oo ah suldaan masxkadiisu furan tahay ayaa sheegay in maamulka Hargeysa cid gaara u xirneyn taladiisu oo ay cidkasta talo ku leedahay.

Bal aan aragno waxan huursan ee la qarinayo ee soo bixi 24 sano. Maamulka Somaliland ayaa hada ku koobmey in uu ictiraaf ka raadsado xaafadaha Ingiriiska ee ay ku badan yihiin beesha Isaaq. Waxa dhinaca kale faraha ka qaaday saxaafadii Ingiriiska ee taageeri jirtey iyadoo dawlada Ingiriisku hadda u aragto Somaliya oo mida in taladu ku jirto.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM