23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Barlamaanka Somaliya oo soo dejiyay sharciyo cashuur looga qaadayo xerada Xalane ee ay joogaan shirkado aan cashuur bixin: ARAG

Barlamaanka Somaliya ayaa sharci ka soo saaray shirkadaha dalka kala dhuunta cashuurta ee ay ku jiraan kuwa ka shaqeeya xarunta Xalane ee Somalidu gali Karin e ay degan yihiin askarta dalalka Afrika ee ka jooga Somaliya oo qaata malaayiin doolar oo ay bixiyaan qaramada midoobey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM