November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Gudoomiyaha maxkamada gobolada Awdal iyo Saylac oo cabasho u akhriyay wasiirka cadaalada oo Boorama jooga

Gudoomiyaha maxkamada gobolada Awdal iyo Saylac ayaa cabasho u akhriyay wasiir Hargeysa ka yimi oo shalay magaalada soo gaaray. Wasiirada cadaalada iyo maxkamadaha ayaa saaka soo indha indheeyay qaybaha cadaalada gobolka oo leh hal xafiis oo qura.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM