November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Degmooyinka Idhanka iyo Magaalo cad ee gobolka Awdal oo wax ka helay gawaadhida gurmadka oo la qaybinayay

Degmooyinka Idhnka iyo Dilla ayaa helay hal gaadhi oo kuwa gurmadka oo ah deeq ay keeneen hay’ado isla markaana loo qaybiyay drgmooyinka Somaliland. Gaadhigan gurmaka ayaa waxa ka hadlay badhasaabka gobolka iyo masuuliyiinta caafimaadka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM