12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cali Gurey oo ku hanjabay in uu ka tagayo xisbiga Faysal Waraabe haddii khilaafka la xalin waayo

Ku xigeenka Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in uu ka tagayo xisbiga Ucid haddii Faysal Waraabe xalin waayo muranka xukunka ee haysta xisbiga. Faysal Waraabe ayaa lagu soo waramayaa in uu rabo in uu isagu noqdo musharaxa xisbiga halka qaar kalama sheegayaan in uu rabo in uu iibiyo xisbiga.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM