14/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waa waali cas hadalka Faysal Waraabe ee ah in xisbiga UCID lagu tartamayo iyo meelna uma socdo: Jamaal Cali Xuseen

Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay hadal ka soo yeeray gudoomiyaha xisbiga Faysal Waraabe sheegayna in ay tahay waali cas hadalka Faysal ee ah in xisbiga loo tartamayo. Wuxuu kale oo uu sheegay in is casilaadii C/rashiid Xasan Mataan ay ahayd mid aanu filayn oo uu kaga baxay. Wuxuu intaa ku daray in aanu uga tageyn xisbiga Faysal Waraabe isagoo ka taga mooyee.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM