06/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweynaha Puntland oo ku eedeeyay Galmudug oo aanu ictiraafsanayn in ay xasuuq gaysteen

Madaxweynaha Puntland Cabdiwelli Gaas oo la kulmay raiisal wasaaraha Somaliya Cumar C/rashiid ayaa ku eedeeyay Galmudug oo aanu ictiraafsanayn in ay xasuuqeen dad shiciba barakacna gaysteen. Dagaalkii u dhexeeyay labada dhinac ayaa waxa ku barakacay dad masaakiina oo deganaa goobihii dagaalku ka dhacay. Raiisal wasaaraha ayaa yimi Garoowe si uu u xalityo arintan foosha xun.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM