Raiisal wasaaraha Ingiriiska David Cameron ayaa uga digey saxaafada dalkiisa in ay isticmaalaan magaca qaldan ee ay ugu yeeraan ururka Daacish. Magaca ay ku qaldameen ayaa ah dawlada Islamiga iyadoo la ogyahay in goobaha ay ka taliyaan argagixisada Daacish ay yihiin goobo cabsi lagu noolyahay kana fog dinteena Islamka.
Saxaafada Ingiriiska oo ku hadashay afaf badan ayna dhegeystaan dad dhalinyaro oo caqligoodu aanu ku filneyn ayaa lagu qaldi karaa in ay jirto dawlad Islaam ah.
Wadamada Ruushka iyo Faransiiska ayaan iyagu isticmaalin magacaas qaldan. Argagixisada Daacish ayaa ku hanjabey in ay dilayaan kuwa ufgu yeera magacooda saxda ah ee Daacish oo macnaheedu yahay KUWII XUMAANTAÂ U SAAXIIB AHAA.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay