Raiisal wasaare ku xigeenka Somaliya ayaa qarxiyay in ay si toosa u siiyaan lacagta waxbarashada maamulka Somaliland ayna lacagtaasi toos ugu dhacdo wasaarada waxbarashada Hargeysa. Waxa kale oo uu sheegay halka lagu bixiyo oo uu sheegay in ardayda ugu horeysa dugsiyada sare ee maamulka Hargeysa lagu geeyo waxbarasho taas oo inta badan ayna arkin ardayda reer Awdal.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay