24/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Saxafiyiinta Kismaayo oo cambaareeyay xasuuqii argagixisadu u gaysatay hooyo Hindiyo xaaji Maxamed

Bahda saxaafada KIsmaayo ayaa si xun u cambaareeyay weerarkii argagixisada dhiigmiiratada shabaab u gaysteen hooyo Hindiyo Xaaji Maxamed oo ay hore u dileen ninkeeda shalayna dileen isla iyadii halkaasna ay ku agooneeyeen caruur gaaraysa shan. Waxay ku tilmaameen kuwa dugaaga oo ku naaxa dhiiga dadka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM