Wasiirka arimaha gudaha Somaliya C/raxmaan Odawaa ayaa sheegay in 16 qof oo ku dhaawacmey dagaaladii Gaalkacayo loo qaaday Muqdisho. Wasiirka oo ka hadlayay shirkii nabadeynta oo ay weheliyaan Gaas, C/kariin Guuleed, RW Cumar C/rashiid, Axmed Madoobe ayuu sheegay in lagu guuleystay nabada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay