18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi Cali xaaji Warsame oo ku baaqay in maxkamad la soo taago dadkii ka dambeeyay dagaalkii Gaalkacayo

Siyaasiga reer Puntland ee Cali Xaaji Warsame ayaa ku baaqay in maxkamad la soo taago dadkii ka dambeeyay dagaalkii Gaalkacayo wuxuu dhinaca kale sheegay in labada madaxweyne ee Puntland iyo Galmudug kaliya aan lagu dayn dib u heshiisiinta gobolka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM